Salaam Studio channel logo Salaam Studio
  • Custom URL: @salaamstudio
  • Country: United Kingdom 🇬🇧
  • Description language: Somali

  • YouTube channel type
  • Audience: 30.9K
  • Video Views: 2.63M
  • # videos: 400
  • Estimated Earnings: $656 - $10.51K
  • Category: Religion Society
  • Date Created: 2016-12-10
  • Date Updated: 2024-06-18
Audience activity: 85
Views per video: 6.57K
Audience growth speed: 11
Keywords: SalaamStudio SheekhDirir SheekhMustafe muxaadaro muxaadarocusub quraanka quraansomali quraankasalaada gugaquraanka salaammediaproduction sheekhumal sheekhshibli sheekhaadansiiro sheekhbarbaraawi quraansomali salaamkhayr khayarmedia sheekh umal suldaan media taleex wacaan baraarug media masjid cali mataan somali khayr alxusayni islamic studio alxusayni islamic muxaadaro sheekh mustafe


Warbaahinta Salaam Studio waa warbaahin islaamiya oo si mutadawacnimo ah ugu adeegta guud ahaan umadda ku hadasha Af-Soomaaliga. waxa ay si joogta ah u soo gudbisaa Quraan, Duruus, Muxaadarooyin Iyo Barnaamijyo Diini oo ay soo jeedinayaan Quraada iyo Culimada Soomaaliyeed meel kasta oo ay Dunida ka joogaan inta aanu awoodno. Howlaha Salaam Studio kuma koobna oo kaliya Youtube, laakiin facebook waxaanu ku leenahay Page oo isagana laga helayo dhamaan Quraan, Muxaadarooyin iyo duruus kala duwan, kaas oo aanu Illaahay mahadii ku guulaysanay wakhti kooban ka dib in aanu horumar balaadhan ka samayno. Howlaha Warbaahinta Salaam Studio waxaa socodsiiya dad mutadawiciin ah oo waqtigooda, hantidooda iyo xoogooda u bixiya Ilaahay dartii. Hassan Siyad Hussein Mobile:+ 25263-4195241 Email: engxasan2012@gmail.com