Логотип каналу Salaam Studio Salaam Studio
  • Кастомний URL: @salaamstudio
  • Країна: Великобританія 🇬🇧
  • Мова опису: Сомалійська

  • Тип YouTube каналу
  • Аудиторія: 30.9K
  • Перегляди відео: 2.63M
  • # відео: 400
  • Приблизний дохід: $656 - $10.51K
  • Категорія: Релігія Суспільство
  • Дата створення: 2016-12-10
  • Дата оновлення: 2024-06-18
Активність аудиторії: 85
Переглядів на відео: 6.57K
Швидкість зростання аудиторії: 11
Ключові слова: SalaamStudio SheekhDirir SheekhMustafe muxaadaro muxaadarocusub quraanka quraansomali quraankasalaada gugaquraanka salaammediaproduction sheekhumal sheekhshibli sheekhaadansiiro sheekhbarbaraawi quraansomali salaamkhayr khayarmedia sheekh umal suldaan media taleex wacaan baraarug media masjid cali mataan somali khayr alxusayni islamic studio alxusayni islamic muxaadaro sheekh mustafe


Warbaahinta Salaam Studio waa warbaahin islaamiya oo si mutadawacnimo ah ugu adeegta guud ahaan umadda ku hadasha Af-Soomaaliga. waxa ay si joogta ah u soo gudbisaa Quraan, Duruus, Muxaadarooyin Iyo Barnaamijyo Diini oo ay soo jeedinayaan Quraada iyo Culimada Soomaaliyeed meel kasta oo ay Dunida ka joogaan inta aanu awoodno. Howlaha Salaam Studio kuma koobna oo kaliya Youtube, laakiin facebook waxaanu ku leenahay Page oo isagana laga helayo dhamaan Quraan, Muxaadarooyin iyo duruus kala duwan, kaas oo aanu Illaahay mahadii ku guulaysanay wakhti kooban ka dib in aanu horumar balaadhan ka samayno. Howlaha Warbaahinta Salaam Studio waxaa socodsiiya dad mutadawiciin ah oo waqtigooda, hantidooda iyo xoogooda u bixiya Ilaahay dartii. Hassan Siyad Hussein Mobile:+ 25263-4195241 Email: engxasan2012@gmail.com