Ali Heemaal channel logo Ali Heemaal
  • Custom URL: @aliheemaal
  • Country: United Kingdom 🇬🇧
  • Description language: Somali

  • YouTube channel type
  • Audience: 1.78K
  • Video Views: 6.16K
  • # videos: 58
  • Made For Kids
  • Date Created: 2020-03-15
  • Date Updated: 2024-05-31
Audience activity: 3
Views per video: 106
Keywords: Ali Heemaal


Wax-yabaha aynu ka hadli doono inta aynu nool-nahay naftu waa amaanee. ♤Channelkan waxaan ugu talo galay In aan ku soo bandhigo wixii mawduucyo kale gedisan oo waxaana ay kala yihiin kuwan hoos ku xusan:- -Dhacdooyinka nolosha. -Sheekooyinka xaqiiqooyinka ah. -Qababka kale gedisan ee internet wax looga barto. -Horumarinta nafta. -Wacygi-gelintada nolosha mid guud iyo gaar ahaaneedba. -Applications-ka aan u arko in ay yihiin muhiim. ♤Markaas waxaan filayaa in aad ka faa'iidaysan doontaa intiina jeceli ♤ Qaraadaha Aduunka. ♤ Xayawaanad-ka Ku Nool. ♤ Qaarad kasta iyo goboladeeda. ♤ Webiyada , harooyinka , Xuduudaha. ♤ Caasimadaha dul-saaran koonkan aynu ku dul nool-nahay. ♤ Taxaneyaal badan oo aynu ku baran doono in aan wax kaga ogaano caalamka maanta iyo kii shalay. ♡Facebook: Ali Ahmed Heemaal. ♡Twitter:Ali Heemaal. ♡Instegram: Ali Heemaal. ♡facebook page kayga: Ali Heemaal. ◇ Adeegso Linkiyada hoose◇