Nolashu waa macaan hadii hesho qof mcn 143 cmx Nolasha waxeey qiimo ledahey markaa heysato qof ku qimeyynaayo Nolasha waxaa dhadhan ledahey markaa ogtahey qof kula dhadhasanaayo Nolasha waxeey iftintaa markaa heysato iftiin mcn