Waddani Productions channel logo Waddani Productions
  • Custom URL: @waddaniproductions486
  • Country: Denmark 🇩🇰
  • Description language: Somali

  • YouTube channel type
  • Audience: 26.6K
  • Video Views: 1.36M
  • # videos: 62
  • Estimated Earnings: $340 - $5.45K
  • Category: Music Religion Society
  • Date Created: 2018-04-24
  • Date Updated: 2024-07-10
Audience activity: 51
Views per video: 22K
Audience growth speed: 11
Keywords: waddani abdullah wadani abdullah Jaceel dhalinyaro Waddani Abdullah Fahamka Jaceelka Dhiiragelin Jaceelka Dhabta ah Hilaam jaceelkaagi hore Nolol farxad leh somali Qalbi dhaawacmay ha quusan Dhiirigelin Dhalinyaro Xikmado Dahabi ah xikmado xul ah Jaceelka dhabta ah Qissooyin Ereyo Jaceel ah Muxaadaro Cusub Murugo Qiso cajiib ah Qisas Qiso muru badan Qisooyin Jacayl Farxad Qiso Qiso xanuun badan Mogadishu Somalia wadani cabdulaah wada Wa wadani cabdulahi wadani cabdulah wadani wada wadani cabdu wadani cabdulaahi wadani abdulaah


Waa shabakad ka shaqeysa Horumarinta Dacwada Islaamka iyo faafinteeda iyada oo la jaan qaadeysa casrigani cusub ee Social Mediaha. Adeegyada ay kuu qabaneysana waxaa ka mid ah: 1-MUUQAALADA : DUUBIS & QURXIN Waxaan kuu duubeynaa muuqaalo tayadoodu sareyso inagoo muuqaalo kaaga sameeneyna muxaadaraadka, xafladaha, shirarka iwm. 2-CODADKA : DUUBIS IYO HABEYN Waxaan si fasiix ah kuugu duubeynaa codadka sida:Quraanka, Anaashiida, Muxaadaraadka, Gabayada iwm. 3-SAWIRADA : QAADIS & QURXIN Waxaan kaa qaadeynaa sawiro tayo sareeysa iyo soo jiidasho leh innaga oo kaaga qaadeyna goobta aad rabto. 4- NASHQADAHA : SAMEEN & CUSBOONEYSIIN. Waxaan kuu sameyneynaa nashqadaha sida: Logoyinka, Boorarka, shahaadooyinka, Kaararka ganacsiga iwm. 4-XAYEYSIISKA : MUUQAAL XAYEYSIIS AH. Waxaan kuu duubeynaa muuqaalo xayeysiis ah waxaana kuugu xayeysiineynaa ganacsigaaga Baraha Bulshada si aad u hesho macaamiil.  KALA XARIIR: Number:+252616797806 GOOBTA:Mogadishu, Banadir ,Howl-wadaag, Bakaaro.