HOYGA FANKA IYO SUUGAANTA Xidiga Production waa mid ka mid ah hal-abuurayaasha ugu caansan Gayiga Soomaaliya soo saarista maaweelada heer caalami ah oo ay ku jiraan bandhigyada muusiga , filimada , taxanaha ah, dukumentiyada , iyo waxyaabaha kale ee madadaalada ah