waxaan qofkasta oo sooboqda kanaalkayga ka codsanayaa inuu sbscribe saaro si ay noogu noqoto dhiirigalin iyo dardar galin ............................................................................... inkastoo nin geesiya ragu geed adayg yahay hadaan garabka lala qaban guri oodi maayee