Логотип каналу Hussein Alje Hussein Alje
  • Кастомний URL: @husseinalje
  • Країна: Нідерланди 🇳🇱
  • Мова опису: Сомалійська

  • Тип YouTube каналу
  • Аудиторія: 225K
  • Перегляди відео: 14.97M
  • # відео: 382
  • Приблизний дохід: $3.74K - $59.88K
  • Категорія: Здоров'я Лайфстайл
  • Глобальний рейтинг: 259385
  • Рейтинг в країні: 801
  • Дата створення: 2019-09-16
  • Дата оновлення: 2024-07-08
Активність аудиторії: 66
Переглядів на відео: 39.19K
Швидкість зростання аудиторії: 127
Ключові слова: king ck muxaadaro quraan fitness sida caloosha loo jaro gym somali caafimaad Baaba Jeey cunto vitamine hurdo calool jarida miisaan dhimid streska cunto cafimaad cunto uroon raashiin miisaan kordhin sida miisaanka loo kordhiyo ragga gabdhaha cuntada lagu jaro calosha jimicsiga calosha lagu jaro jimicsi reer xamar dhawar jirdhis conto somali xanuun maclin talooyin coach daawo daawada sida jirka loo dhiso maxa u roon fiican Ashwagandha Surat albaqara heeso cusub


Waa coach Hussein Alje, online coaching waan sameeyaa whtatsaapka 0031687923830 iyo 0031684285699 waad Ila soo xariiri kartaan dad aad u badan ayaa ka caawiyey aana badalay jirkooda, miisaan dhimid,miisaan kordhin ama jirdhiska ragga iyo dumarka dunida oo dhan, cadeeynta iyo inta dad aan caawiyay meel walbo ayey yaalaan sawiradood before iyo after, saas ay tahay channel kaan na intaan sii lacag la aan ku caawini karo waan ku caawini doonaa insha alaah, suaalaha iyo soojeedinta commentiga ayaad igu dhaafi kartaan intaan awoodo ayaan kasoo jabaaabi doonaa,,,,,,channel ka"Yaab iyo cajab" waa channel keyga labaad Lkn waa channel qisooyin yaab iyo cajiib leh taasi waa jaceylka u qabo wax yaabaha qarsoon inaan wax ka ogaado idinkana nila wadaago insha allah soo booqda waata hoos idinku dhaafay idinka ayaa igu dhiiro giliyay hadana aan isla faafino aqoonta farxada cajabka iyo qaarkooda waa cabsi xitaa dooladaha qaar ay mamnuuceen, kusoo dhawaada sii sharaf leh iyo gacmo furan soomaaliyeey