Логотип каналу Sabahi Media Sabahi Media
  • Кастомний URL: @saahamedia
  • Країна: Кенія 🇰🇪
  • Мова опису: Сомалійська

  • Тип YouTube каналу
  • Аудиторія: 23.4K
  • Перегляди відео: 556.51K
  • # відео: 69
  • Приблизний дохід: $139 - $2.22K
  • Категорія: Суспільство
  • Дата створення: 2018-01-03
  • Дата оновлення: 2024-07-08
Активність аудиторії: 23
Переглядів на відео: 8.06K


Bahda sabahi media waxee diyaar idinla tahay in ay idin soo gudbiso wararkii ugu danbeeyay ee dunida isla markaana ku tarjuman luuqadaada hooyo ee soomaaliga, taasoo ujeedku yahay in dadaka soomaaliyeed ka haqabtirno waraka ku saabsan siyaasadaha isbad-badalaya , sidoo kale sabahi media waxuu diyaar idinla yahay in uu idin soo gudbiyo barnaamijyo arimaha bulshada ah oo xiiso gaar ah xanbaarsan. kayeelo wehelkaaga koobaad oo rukumo oo subscribe saaro bartaan sabahi media si'aad maalinle ulasocoto waxyaabaha daafaha caalamka ka dhacayo.