Логотип каналу Suheyba Badqas Suheyba Badqas
  • Кастомний URL: @suheybabadqas
  • Країна: Кенія 🇰🇪
  • Мова опису: Сомалійська

  • Тип YouTube каналу
  • Аудиторія: 64.9K
  • Перегляди відео: 3.82M
  • # відео: 713
  • Приблизний дохід: $954 - $15.27K
  • Категорія: Релігія Суспільство
  • Дата створення: 2013-10-22
  • Дата оновлення: 2024-07-06
Активність аудиторії: 58
Переглядів на відео: 5.35K
Швидкість зростання аудиторії: 16
Ключові слова: BBCSomali SuheybaBadqas bbcradio bbcsomaliradio wararkasomali wararkamaanta telefishinkabbcsomali farhanjimcale warqaadtube warqaadmaanta wararkasoomaali Abdirahman Koronto


Kanni waa Boggeeyga rasmiga ah anigoo Suheyba Mohamed Badqas, oo ah walaashiin oo aad uga barrateen soo jeedinta warrarka, barnaamijyada iyo wareysiyada kala duwan ee aad kala socon jirteen idaacadaha sida Maandeeq ee Beled Xaawo, StarFm Radio, Somali Channel TV iyo BBC Soomaali. Waxaan idinkaga mahad celinayaa taageeradiinna, daawashadiinna iyo fikradihiinna oo muujinaya ka qeyb qaadashdiinna dadaalkeyga, ku aadan horrumarinta iyo wacyagelinta bulshadeenna, gaar ahaan dumarkeenna. Ula jeedadayda aasaaska bogganni waa in aan ugu addeego bulshadeeyda Soomaali weyn, meel kasta ay ka joogaan caalamka, anigoo idiin soo bandhigayo barnaamijyo la xiriira arrimaha nolasha, haweenka, diinta iyo dhiirragelinta. Welcome to the official Youtube page of Suheyba Badqas one of the first Somali Women Media Professionals with experience working in London, Nairobi and Mogadishu for Somali, Kenyan and International Media houses.