Логотип каналу Dhaqaaq Aad Dhaxashidee Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
  • Кастомний URL: @dhaqaaqaaddhaxashidee
  • Мова опису: Сомалійська

  • Тип YouTube каналу
  • Аудиторія: 50.8K
  • Перегляди відео: 5.62M
  • # відео: 753
  • Приблизний дохід: $1.4K - $22.47K
  • Категорія: Суспільство
  • Дата створення: 2020-04-30
  • Дата оновлення: 2024-06-24
Активність аудиторії: 110
Переглядів на відео: 7.46K
Швидкість зростання аудиторії: 33


Asc! Magaceyga waa Naima. InshAllah channelkaan magaciisa layiraahdo Dhaqaaq Aad Dhaxashidee waxaad kala socon doontaan sijoogta ah barnaamijyo farabadan oo kala duwan sida tusaalle ahaan:Vlogs, Qosol & Farxad, Arimaha qoyska, Caafimaadka, Arimaha Dumarka, Caruurta, Xariirka caruurta iyo waalidka, Waajibaadka saaran waalidka, Cuntooyinka waxtarka leh, Taariikh nololeedkeyga iyo sida aad ugu noolaanleheyd nolosha aad doonaysid adiga. Intaan oo idil ayaa wexeey dhalisaa dhaxal lataabankaro. Waxaan rajeynayaa inuu channelkaan noqon doono mid ummada soomaaliyeed anfaca oo ayna ka faa`ididoonaan INSHALLAH. Waad mahadsantihiin!! Waxaan idinku soo dhaweeyneyaa gacma furan. Fadlan hadaad channelkaan kucusubtahay SUBSCRIBE dheh! Hadaad horay iila joogtayna LABADA GACAN LIKE KUSAAR!! Qeerkana u SHAREGAREEY WALAALAHA KALE WAQAF WAAYE! WIXII FIKRAD AHNA HALA NOQONINEE COMMENTIGA NOOUGU DHAAF!