Логотип каналу Essa Mohamoud Essa Mohamoud
  • Кастомний URL: @essamohamoud77
  • Мова опису: Сомалійська

  • Тип YouTube каналу
  • Аудиторія: 19.1K
  • Перегляди відео: 2.54M
  • # відео: 714
  • Приблизний дохід: $634 - $10.14K
  • Категорія: Суспільство
  • Дата створення: 2011-11-11
  • Дата оновлення: 2024-07-02
Активність аудиторії: 132
Переглядів на відео: 3.55K


Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu Walaalayaal ku soo dhowaada Channelka Ciise Maxamuud Aadam ama Ceerinews. Channelkanu maaha mid Wararka ah, in kasta oo aanu ka madhnayn Warar, bal se waxaan ku soo qaadanaa dhacdooyinka ha ahaadeen kuwa cusub, ama kuwa hore oo xusuusin inooga baahan ee, sidoo kale waxaanu aad ahmiyad gaar ah u siinaa arimaha Diinteena, siiba Muslimiinta cusub, iyo arina kale oo Qubane ah, marka Walaalayaal aad iyo aad baan u soo dhowaynaynaa ku xidhnaanshihiina Channelka, araahihiina iyo soo jeedintiinabana aad baan u tix gelinaynaa, hadii marar khalad naga dhacona sixidiina waan u dhega nugulahay mar walba. Mahadsanidin Ciise Maxamuud Aadam almutawaadic1@gmail.com