Логотип каналу Caasimada TV Caasimada TV
  • Кастомний URL: @caasimadatv
  • Країна: США 🇺🇸
  • Мова опису: Сомалійська

  • Тип YouTube каналу
  • Аудиторія: 198K
  • Перегляди відео: 5.31K
  • # відео: 3
  • Категорія: Суспільство
  • Глобальний рейтинг: 291185
  • Рейтинг в країні: 47668
  • Дата створення: 2019-06-01
  • Дата оновлення: 2024-07-14
Переглядів на відео: 1.77K
Швидкість зростання аудиторії: 105
Ключові слова: Wararka caalamka Soomaaliya Farmaajo Xasan Sheekh Deni Puntland Dowladda Caasimada Muqdisho NISA


Kusoo dhowow Caasimada TV, garabka taleefishin ee warbaahinta Caasimada Online (caasimada.net), oo ah website-ka loogu aqriska badan yahay Soomaaliya. Caasimada Online waxaa ka go’an inay kusoo gudbiso wararka iyo xogta sugan ee Soomaaliya iyo caalamka. Waxaan bartan YouTube ee Caasimada TV, kuugu soo gudbin doonnaa warar, warbixino, xog gaar ah, wareysiyo, iyo dhacdooyin hadda ah iyo kuwa taariikheed oo ku saabsan Soomaaliya iyo caalamka kale. Rukumo Caasimada TV, si aad u xaqiijiso inaysan ku seegin macluumeedkeena xiisaha badan. Ka mid noqo saaxiibada nagu caawiya talooyinka iyo falcelinta. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada.