Saatirow ilaahow samir buuxa iiyeel Sahaydaan xambaarsadey iyo sahanka aan galay allow saani iigee halkaan saaka safarkiyo socdaalkaan usoogalay Somali idilkeed allow sama nakal sii Allow aanan seeg noqon Soocsooca aadmiga Waxaad igala soo xiriir kartaan telka:+252907296198